Aqoonta,xirfadda Iyo Dukumintisyada looga baahan yahay codsadaha:
1.   Waa inuu ka heystaa Shahaadada heerka 1aad iyo 2aad, ama 3aad takhasuska uu dalbanaayo.
2.   Waa in ugu yaraan celceliskiisu noqdaa darajada (B)
3.   Waa Inuu leeyahay ugu yaraan 3 Sano oo xirfad iyo khibrad wax dhigid heer jaamacadeed ah
4.   Waa in uu sameeyey cilmi baarisyo la xiriirta takhasuskiisa.
Dhammaan Daneeyayaasha booskaas waxay
A.  Sooyaalkooda nololeed (Cv),
B.   Codsi shaqo (Application letter)
C.  Shahaadooyinka waxbarasho iyo Transcripts warqadda Cadeynta Khibradda shaqo (Employment experience)